Monday, June 23, 2025

Madaxweynihii hore Xasan Sheekh oo si diiran loogu so dhoweeyay Muqdisho [Daawo Sawirro]

W

axaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud oo dalka ka maqnaa tan iyo markii xilka madaxweynaha looga guuleystay.

Waxaa garoonka diyaaradah Muqdiho ku soo dhoweeyay xubno uu horkacayo Wasiirka Amniga oo ka socday xukuuamdda iyo xildhibaanno iyo siyaasiyiin u badan mucaaradka dowladda oo ay ka dhex muuqdeen kooxdii qabyo, waxaana sidoo kale soo dhoweyntiisa ka qeyb galay dadweyne iyo qeybaha bulshada.

Xasan Sheekh oo hadda ah xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka ayaa ujeedada socdaalkiisa lagu sheegay xog-ogaalnimmo iyo u kuur-gelidda xaaladda dalka, iyadoo fadhi ka dhigan doona caasimadda.

DAAWO SAWIRRADA

Image may contain: one or more people, people standing and suit

Image may contain: 6 people, people sitting, table and wedding

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON