Sunday, August 3, 2025

Madaxweynihii ugu horeeyay oo Muqdisho u yimid shirka Qaran ee Wadatashiga Doorashooyinka

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa lagu soo dhoweeyay maqribnimadii caawa garoonka Diyaaradaha magaalada Muqdisho.

Madaxweyne Qoorqoor oo ahaa mas’uulkii ugu horeeyay ee Muqdisho u yimaada shirka wadatashiga Qaran ee Dooraashooynka ayaa waxaa soo dhoweyntiisa ka qeyb galay Wasiiro iyo xildhibaanno uu horkacayo Wasiirka Amniga oo madax u ah Guddiga qaabilsan soo dhoweynta Madaxda maamul Goboleedyada.

Berri ayaa lagu wadaa inay Muqdisho soo gaaraan madxweynayaasha K/Galbeed iyo Jubbaland, halka Gelinka danbe uu imaan doono sida la qorsheeyay madaxweynaha Puntand, waxaana weli waqti huban laga helin imaanshaha Madaxweynaha Hirshabelle.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON