Monday, July 14, 2025

Magacyada Musharixiinta ka haraya tartanka xilka Madaxweynaha Soomaaliya [Akhri sababta]

Musharixiin u taagnaa xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa lagu wadaa inay ka haraan tartanka kadib markii laba musharax ay durba ka baxeen Doorashada.

Musharixiin magac ahaan jiray markii hore oo aan wax olole ah gelin ayaa ka mida kuwa ka haraya iyo kuwo musharaxnimada u sheegtay in la arko oo kaliya.

Musharixiinta horeba u haray iyo kuwa la filayo inay ka haraan waxaa ka mida:

1- Cali Maxamed Geedi

2- C/llaahi Ciilmooge Xersi

3- Sakariye Xaaji Cabdi

4- Faaduma Dayib

5 – C/weli Sheekh Axmed

6- C/raxmaan Baadiyow

7- C/raxmaan Maxamed Faroole

8- Abshir Xasan Abshir

9- Maxamed C/risaaq

10- C/casiis Camalow

Musharixiin yar ayaa ku hari doona tartanka oo intooda badan ay yihiin kuwo jagooyin ka raba dowladda cusub oo isbaheysi doon ay iyagoo tartanku ku soo koobmi doono wax ka yar saddex musharax.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON