Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta magacaabay Gole Wasiiro oo ka kooban 26 wasiir, 24 Wasiiru dowle iyo 25 wasiir ku xigeen.
Golaha Wasiirada ucub ayaa lagu soo bandhigay xaflad ka dhacday madaxtooyada Soomaaliya ayaa lagu saleeyay habka awood qeybsiga 4.5 oo Xukuumadda Soomaaliya lagu dhiso wixii ka danbeeyay shirweynihii Carte, Jabuuti 2000.
Wasiirada cusub iyo beelaha ay kasoo jeedaan hoos ka akhriso
1- Saalax Axmed Jaamac, Ra’iisul Wasaare ku-xigeen – Isaaq , Garxajis , Habar Yoonis
2- Mukhtaar Rooboow Abuu Mansuur, Wasiirka Awqaafta iyo Diinta – Raxanweyn , Leeysan
3- Xasan Macallin, Wasiirka Cadaaladda iyo Dastuurka – Murursade , Abakar
4- Axmed Macallin Fiqi, Wasiirka Arrimaha Gudaha – Habargidir , Sacad , Cabdalle
5- Dr. Cilmi Maxamuud Nuur, Wasiirka Maaliyadda – Samaroon , Makahil
6- Cabduqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), Wasiirka Gaashaandhigga – Raxanweyn , Jiroon
7- Abshir Cumar Huruuse, Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga , Majerteen , Ciise Maxamuud , Maxamed Ugaar
8- Faarax Sheekh Cabdulqaadir, Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta Sare – Reer Aw Xasan , Reer Aw Mahdi
9- Maxamuud Cabdiraxmaan Beena Beene, Wasiirka Qorsheynta iyo Maalgashiga – Gugundhabe , Baadicadde
10 -Jaamac ilka Jiir, Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka – Warsangeli , Cumar
11 -Fardowsa Cismaan Dhoore, Wasiirka Gaadiidka Cirka iyo Dhulka – Leelkase , Rer Maxamed Xasan
12- Jaamac Xasan Khaliif, Wasiirka Boosatada iyo Isgaarsiinta – Dhulbahante , Faarax Garaad
13- Xasan Xuseen Eelaay, Wasiirka Xananaada Xoolaha – Raxanweyn , Yantaar
14- Jibriil Cabdirashiid, Wasiirka Ganacsiga Warshadaha – Digil , Garre
15- Ismaaciil Sheekh Bashiir, Wasiirka Howlaha Guud iyo Gureyenta – Isaaq , Habar Jeclo
16 -Khadiija Maxamed Diiriye, Wasiirka Haweenka – Yaxar
17- Dr. Crisaaq Cumar Maxamed, Wasiirka Batroolka iyo Macdanta – Xawadle , Ibrahim Ciise
18- Dr Maxamed Doodishe, Wasiirka Amniga Gudaha – Mareexan , Cali Dhere , Rer Sheikh
19- Axmed Madoobe Nuunoow, Wasiirka Beeraha iyo Waraabka – Digil , Dabarre
20 – Cali Xaaji Aadan, Wasiirka Caafimaadka – Gaaljecel , Dirisame
21- Axmed Xasan Aadan, Wasiirka Kalluumeysiga iyo Kheyeaadka Badda
22- Daa’uud Aweys Wasiirka Warfaafinta – Jareerweyne
23 – Biixi Iimaan Cige. Wasiirka Shaqada iyo Shaqaalaha – Isaaq , Garxajis , Ciidagale
24 – Jaamac Taqal, Wasiirka Korontada iyo Biyaha – Gaadsan Direed
25- Maxamed Barre Maxamuud, Wasiirka Dhallinyarada iyo Ciyaraaha – Ajuuraan
26- Khadiija Al-Makhzuumi, Wasiirka Bay’adda iyo isbddelka Cimiladda – Banadiri , Rer Shiikh.
