Wednesday, June 25, 2025

Maleeshiyo ku dagaalamay magaalada Gaalkacyo & Ciidamo kala dhex galay

Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya inuu dagaal dhex maray laba maleeshiyo beeleed ku dhex maray Waqooyiga magaalada oo ay ka taliso Puntland.

Dagaalka ayaa dhex maray laba maleeshiyo beeleed oo isku heysatay Dhul ku yaalla agagaarka Xabsiga Waqooyiga Gaalkacyo oo muddooyinkii danbe khilaaf xoog leh ka taagnaa, waxaana dagaalka uu dhaliyay qasaare dhimasho iyo dhaawac leh.

Waxaa la sheegay in iska hor imaadka ay ku dhinteen 2 qof, ayna ku dhaawacmeen tiro kale, waxaana markii danbe labada dhinac kala dhex galay ciidamada maamulka, iyadoo xaaladda ay gacanta ku hayaan.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON