Dowladda Mareykanka ayaa war kasoo saartay qorshaha dowladda Soomaaliya ku soo dhoweyneyso xubnaha ka goosta Alshabaab.
Qoraal kasoo baxay wasaarada arrimaha dibadda Mareykanka ayaa lagu sheegay in Mareykanka uu bogaadinayo dadaalka dowladda federaalka Soomaaliya ay dhiiri gelineyso xubnaha ka goosanaya kooxda Alshabaab.
Mareykanka ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya uu ku dhiiri gelisay inay sii wado wadooyin ay u furo xubnaha Alshabaab ka tirsan inay ka goostaan oo ku biraan dadaallada dib u dhiska Soomaaliya oo nabad iyo barwaaqo ah.
Arrintan ayaa ku soo beegmeysa markii dowladda Soomaaliya ay saxaafadda usoo bandhigtay Sheekh Mukhtaar Roobow oo ka mida ahaa madaxda sare ee Alshabaab.
HOOS KA AKHRI WAR-SAXAAFADEEDKA MAREYKANKA
Press Statement
For Immediate Release August 16, 2017
The United States Commends the Federal Government of Somalia’s Efforts to Promote al-Shabaab Defections
The United States commends the efforts of the Federal Government of Somalia to facilitate the defections of former and current al-Shabaab members. The United States supports a Somali-led process of degrading al-Shabaab’s influence using a comprehensive approach, including through high-level defections, reconciliation, and improved governance and service delivery. The United States encourages the Somali government to continue to create pathways for al-Shabaab members to reject terrorism and join efforts to build a peaceful and prosperous country for all Somalis.
###
Raymond W. Stephens
Public Affairs Officer