Marwada Madaxweynaha oo Shir caalami ah uga qeyb gashay magaalada Seoul (Daawo Sawirro)

Marwada koowaad ee dalka Saynab Cabdi Macallim ayaa kasoo muuqatay shir caalami ah oo ka dahcay magaalada Seoul ee dalka South Korea, halkaasoo ay ka mid ahayd wafdi Somalia uga qeyb galay.

Waxay ka mid ahayd wafdi ka socday Soomaaliya oo uu hoggaaminayey guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi C/llaahi oo lagu casuumay shirweyne caalami ah oo looga hadlaoArrimaha Nabadda, Amniga iyo Bani-aadanimada.

Ad

Shirwka waxaa soo qabanqaabisay hay’adda Universal Peace Federation, xarunteeduna tahay magaaladan Seoul, waxaana ka soo qeyb galay madax iyo wufuud ka kala socota 110 wadan tiradooduna kor u dhaafayso 700-ruux.

Marwo Saynab Macallin, Marwada Koowaad ee Soomaaliya ayaa lagu sharfay inay khudbad ka jeediso kulankan, iyadoo sanadkan  abaalmarinta ay ku guuleystay haweenay Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Waris Diiriye oo lagu abaalmariyey dadaalka ay ku bixisay ka hortagga tacadiyada ka dhanka ah Haweenka Soomaaliyeed.

Image may contain: 6 people, people standing

Image may contain: 6 people, people smiling, people standing
Image may contain: 6 people, people smiling, closeup
Image may contain: 1 person, standing

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

127,988FansLike
1,143FollowersFollow
3,340FollowersFollow

WARARKA UGU SHIDAN

error: Content is protected !!