Monday, July 14, 2025

Marwada Madaxweynaha Somalia oo socdaal ku mareysa Dalka Qatar [Daawo Sawirro]

Marwada Madaxweynaha Soomaaliya Saynab Cabdi Macalin ayaa Socdaalkeedii labaad ku mareysa dalka Qatar kadib shir ay uga soo qeyb gashay dalka South Korea.

Marwo Seynab ayaa magaalada Doha kula kulantay Madaxa Maamulka Guud ee Hay’adda Waxbarashada, Barbaarinta iyo Horumarinta Bulshada dalka Qatar Sheekha Muza Bint Nasir oo ay ka wada hadleen horumarinta ideegyada asaasiga ah ee waxbarashada, caafimaadka, hooyada iyo dhallaanka.

Marwada Madaxweynaha Somalia ayaa kormeer ku tagtay qaar ka mid ah Xarumaha Daryeelka Agoonta, Waxbarashada iyo Caafimaadka ee dalka Qatar. Waxayna la kulantay Wasiiradda caafimaadka dalka Qatar Xanaan Mohamed Kawari.

HOOS KA DAAWO SAWIRRADA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON