Friday, June 27, 2025

Mas’uul ka tirsan Degmo ka tirsan G/Banaadir oo toogasho lagu dilay Magaalada Muqdisho

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in koox hubeysan ay toogasho ku dileen laba qof oo midkood ahaa guddoomiye Laan ka tirsan degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho.

Dilka barqanimadii maanta  oo Khamiis ah ka dhacay xaafada Aansalooti ee degmada Waaberi, ninka la dilay lagy magacaabi jiray Axmed Cali Woosh oo la sheegay inuu ahaa Guddoomiyaha Laan ka tirsan Waaxda Timacade ee degmada Wadajirm, waxaa kaloo goobtaasi ku dhintay qof la socday oo aan magaciisa la helin.

Wararka qaar ayaa sheegay in Axmed Cali Woosh uu ka tirsanaa Ciidamada Nabadsugida ee degmada Wadajir, waxaan goobta ka baxsaday dableydii dilka geysatay.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON