Sunday, July 13, 2025

Maxamed Cabdi Waare oo shirkii Golaha Amniga ka bixiyey fasiraad yaab leh oo ku socota Farmaajo iyo…

Madaxweynihii hore ee Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa fasiraad ka bixiyey wixii uu ka fahmay kulankii uu xaaladda Soomaaliya xalay ka yeeshay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay.

Waare ayaa wixii uu ka fahmay kulankii Golaha Amniga kusoo koobay fasiraad uu ka bixiyey iyo farriin ku socota Madaxweynaha xilka ka dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo madaxda kale ee Soomaalida.

“Waxaan fiirsaday shirkii UN Security Council ee Arrimaha Soomaaliya. Soomaali Madaxdeeda waa lala hadlay. Wax nin rag ah la yiraa waxaa ugu liita in la yiraahdo ‘Xaaskaada iyo Ilmahaddu waa dandareeysan yihiin, maana fiirsan karnee saan u dhaan” ayuu yiri Maxamed Cabdi Waare.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON