Thursday, July 17, 2025

Maxbuus ku Eedeysnaa Shabaabnimo oo Qaab yaab leh loogu dhex dilay Xabsiga Dhexe ee Muqdisho

Maxbuus ku eedeysan Shabaabnimo oo ku jiray xabsiga Dhexe ee Muqdisho ayaa  si la yaab leh loogu dhex dilay Xasbiga kadib markii ay dagaalameen maxbuus kale.

Wararka laga helayo Xasbiga Dhexe ayaa sheegaya in maxbuuska dhintay lagu magacaabi jiray Xasan Maxamed Xasan (Xasan Kaafi), waxayna geeridiisa ka danbeysay kadib markii Ciyaar kubadda Cagta ay ku murmeen Maxbus kale oo lagu magacaabo Biibi, kaasoo neefta ku xiray, iyadoo markaas kadib maxbuus kale oo magaciisa lagu sheegay C/llaahi Jareere uu irbad uga durau meel halis ah.

Geerida ninkan ayaanay wax war ah kasoosarin madaxda Xabsiga Dhexe , iyadoo ehelada ninka la dilay ay baaq u direen dowladda Federaalka, waxayna dhacdadan muujineysaa xaaladda Xabsiga Dhexe ka jirta.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON