Friday, April 19, 2024

Maxkamad ku taalla Hargeysa oo Xabsi, Ganaax iyo xiris Ganacsi ku xukuntay milkiilihii Astaan TV

Wararka laga helao magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in Maxkamadda magaaladaasi iyo Gobolka Maroodi-jeex ay xukun adag ku riday ganacsadaha iyo milkiilaha Astaan TV C/manaan Yuusuf Maxamed.

Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex ayaa mulkiilaha Astaan TV ku xukuntay 5 Sanno oo xarig ah, in la xiro TV-ga Astaan iyo- Ganaax lacageed oo gaaraya 2 Million oo lacagta shilinka Somaliland ah ().

Milkiilaha Astaan oo markii hore laga afduubtay Hotel ku yaalla magaalada Hargeysa ayaa muddo saddex bilood ah lagu hayey xabsiga magaalada Hargeysa, iyadoo kiiskiisu lugaha la galay wiil uu dhalay Madaxweyne Muuse Biixi, lana doonayey in si awood ah loogala wareego TV-ga Astaan qeybta Hargeysa oo saamiyo badan looga qaato.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON