Sunday, July 13, 2025

Maxkamadda Cadaaladda ICJ oo War rasmi ah kasoo saartay Dacwadda Xuduudka Badda ee Somalia & Kenya [Akhriso]

Maxkamadda Caalamiga ah ee Cadaaladda ICJ ayaa goor dhoweyd war rasmi ah kasoo saartay Dhageysiga Dacwadda Xuduudka Badda ee Somalia iyo Kenya oo loo balansanaa 9-ka Bishan September.

Maxkamadda ayaa sheegay kadib markii ay codsi dib u dhigis ah ka heshay dowladda Kenya, isla markaana ay tixgelisay jawaabta dowladda Somalia ka bixisay codsiga Kenya ay go’aamisay in dib loo dhigo dhageysiga dacwadda ilaa 4-ta Novembar, 2019.

Qoraalka Maxkamadda hooska akhriso

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON