Sunday, July 13, 2025

Maxkamadda G/Banadir oo xukun Ganaax ah ku riday Eedeysane u dhashay Ingiriiska

Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa xukun ka gaartay nin u dhashay dalka Ingiriiska oo ku eedeysnaa inuu khalkhal geliyay amniga Garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.

Ninkan oo lagu magacaabo Andrew Braian Irlam ayaa lagu xukumay ganaax lacageed oo dhan $7000, waxayna Maxakamaddu ku weysay Qodobadii lagu soo eedeeyay qaarkood, laakiin waxaa lagu helay qodobka 34aad ee Xeerka Nabad gelyada Guud Ee Qaranka, sida uu sheegay Guddoomiyaha maxkamadda.

Dacwadii hore ee ayay Xer ilaalinta soo bandhigeen inuu ninkan watay 7 Khasnadood iyo Jaakadaha anay Xabbaddu karin oo uu watay xilli uu doonayey inuu u safro Dalka Imaaraadka Carabta,

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON