Wednesday, June 25, 2025

Midowga Musharixiinta oo ku baaqay Shir degdega oo Famaajo uga qeybgeli karo isagoo Musharax ah

Golaha Midowga Musahrixiinta ayaa soo saaray War cusub isagoo ku baaqay shir degdeg oo ay isugu yimaadaan dhammaan Saamileyada siyaasadda si looga wadahadlo hirgelin ta heshiiska Doorashada 17 Septembar.

Qoraalka Musharixiinta Mucaaradka ayaa lagu ayiday baaqii kasoo baxay Puntland, Jubbaland iyo Guddoomiyaha Aqalka Sare oo ahaa in shirka lagu qabto Magaalada Muqdisho, ayna goobjoog ka ahaato Beesha Caalamka.

Golaha Musharixiinta wuxuu caddeeyay inuu waqtigii sharciga ahaa ka dhammaaday Maxamed C/llaahi Farmaajo, shirkana uga soo qeybgeli karo isagoo ah musharax u taagan xilka Madaxweynaha, haddii aanu ka tanaasulin.

No photo description available.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON