Saturday, July 19, 2025

Midowga Musharixiinta oo RW Rooble ku taageeray ceyrinta Wakiilkii Midowga Afrika

Golaha Midowga musharaxiinta ayaa qoraal taageeray go’aankii Ra’isul Wasaaraha xukuumadda Maxamed Xasan Rooble dalka uga eryay wakiilkii midowga Afrika u joogay Soomaaliya Francisco Madeira.

Qoraalka kasoo baxay Modowga Musharaxiinta ayaa lagu garab istaagay go’aanka kasoo baxay Rooble oo lagu sheegay inuu ahaa mid loo baahnaa oo laga fiirsaday, iyadoo caddeeyay inay marar badan Danjire Madeira ka dalbadeen in dhexdhexaad noqdo, balse uu dhagaha ka fureystay.

Waxay sheegeen inay dacawad ka qoreen wakillkii la eryay, iyadoo dalbaday in mas’uul dhexdhexaad ah uu Midowga Afrika u soo magacaabo Soomaaliya.

Golaha midowga musharixiinta ee ilka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ku baaqay dardar gelinta jadwalka doorashada iyo dhaarinta xildhibaanada labada aqal ee Baarlamaanka xilligii loo ballamay.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON