Friday, March 29, 2024

Mooshin ku saabsan metelaadda G/Banadir ee Aqalka Sare oo loo gudbiyey Baarlamaanka

Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Federaaalka ayaa guddoonka Golaha Shacabka u gudbiyey Mooshin ku saabsan meteladda Gobolka Banaadir ee Aqalka Sare.

Mooshinka oo ay saxiixeen ilaa 130 xildhibaan ayaa lagu dalbanayo in Gobolka Banaadir uu Aqalka Sare ku yeesho 13 Senator, isla markaana qaraar Gole ah lagu ansixiyo, iyadoo aan oo baahan codad badan oo 3 meelood 2 ah.

Waxaa hadda socda kulanka labaad ee dooda metelaadda Gobolka Banaadir ee Aqalka Sare xilli Guddoomiyaha Aqalka Sare uu shaaciyey in wax laga bedelay oo la been abuuray xeerarkii dhammeystirka Doorashooyinka ee hadda hor yaalla Golaha Shacabka.

XIldhibaano diyaariynaya Mooshin looga horjeedo Madaxweyne Xasan Sheekh
Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON