Waaxda Gurmadka degdegga ah ee Dowladda Hoose, magaalada Muqdisho ayaa ku gurmatay nin xalay saqdii dhexe kasoo dhacay dhisme dabaq ah xilli uu hurdayey.
Ninkan ayhaa la sheegay inuu ku jiro Riyo qaraw ah xilliga uu dabaqa kasoo dhacay, waxaana, waxaana saaka aroortii laga soo qaaday dabaq kale oo u dhowaa dhismaha uu kasoo dhacay, kaasoo ku dhow Hotalka Muna.
Warrka ayaa sheegayai n ninkan uu gaaray dhaawac culus isagoo ka jabay laf dhabarta, waxaana burbur kasoo gaaray qeybo ka mid jirkiisa, waxayna arirntan noqotay dhacdo yaab leh oo si weyn ay u hadal hayaan dadka degmooyinka Xamar jajab iyo Xamarweyne.





