Thursday, April 18, 2024

Musharax Daahir Geelle: “Arrinta waxay ku dhammaan doontaa Miis uu Farmaajo ka maqan yahay..”

Musharax Daahir Maxamuud Geelle ayaa ka hadlay fursadaha uu lumiyey madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo.

Farriin ku socotay Farmaaho ayuu ku yiri: “Tallo waa mar aad garan wayso iyo mar aad gaari wayso; Farmaajo waxaa soo martay maalin gurbaan taageero loo tumaayey, maalin laga dalbado inuu gogol fidiyo si kala guurka looga arrinsado, balse wuu xagal daaciyay”

Daahir Geelle wuxuu intaas ku daray: “Waxaa xigay, maalin Gogashoi isaga laga codsan jiray ay beesha caalamka isaga ugu yeerto, waana isaga dhaqaaqay”

Ad

Wuxuu saadaaliyey in khilaafkii Doorashada Soomaaliya u muuqdo uu ku dhammaan dono Miis uusan joogin Farmaajo, isgoo yiri: “Waxaa muuqata arrinta Soomaaliya ee miis ku dhammaatada ahayd in ay ku dhamaan doonto miis uu Farmaajo ka maqan yahay”.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON