Friday, June 27, 2025

Musharixiin ay ka mid yihiin Sheekh Shariif & Farmaajo oo ku midoobay qorshe Doorasho [Akhri]

Musharixiiin shirar uga socdeen magaalada Muqdisho ayaa ku heshiiyay qorshe ay doonayaan inay ku galaan doorashada madaxweynaha ee Arbacada dhaceysa.

Musharixiintan oo ka badan 1o musharax ayaa isku raacay  inay mideeyaan ololaha doorashada isla markaana wareega koowaad ee doorashada kadib ay codadkooda ugu shubaan musharixii ka mida ee ugu cod bata.

Musharaxiintaasi waxaa ka mida:
Shariif Sheekh Axmed
Maxamed C/llaahi Farmaajo
C/raxmaan Maxamuud Faroole
Maxamed Cali Americo
Maxamuud Axmed Tarsan iyo musharaxiin kale.

Wararkii ugu danbeeyay ayaa sheegaya inay socdaan isbaheysiyo looga horjeedo inuu xilka ku soo noqdo madaxweyne Xasan Sheekh.

Dhowr hotel oo ku yaala magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka socda ololeyaal aan kala go’ lahayn oo saacadihii ugu danbeeyay galay.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON