Tuesday, July 15, 2025

Musharixiinta Aqalka sare ee Baaralmaanka Maamulka Hirshabeelle oo la shaaciyay

Maamulka Hirshabeelle ayaa shaaciyay  goor dhoweyd musharixiinta Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya oo ku tartami doona 8-da kursi ee maamulkaasi.

Musharixiinta ayaa tiradooda gaareysaa 21 musharax oo ku loolami doona 8 kursi, waxaana ku dhawaaqay madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali C/llaahi Cosoble.

Waxaa ka dhex muuqda musharixiin caan ah oo ay ka mid yihiin siyaasiyiin iyo aqoonyahano, waxaana ka mida:

Prof. Cismaan Maxamuud Dufle

Muuse Suudi Yalaxow

Maxamed Xuseen Raage

HALKAN KA AKHRISO LIISKA MUSHARIXIINTA OO DHAMEYSTIRAN

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON