Friday, June 27, 2025

Musharixiinta Guddoonka Baarlamaanka oo gaaray tiradii ugu badneyd [Akhriso Magacyada 21 Musharax]

Musharixiinta u taagan Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa gaaray tiradii ugu badnaa, kadib markii ay is diiwaangeliyeen in ka badan 20 musharax.

Galabta ayay soo xirantay is-diiwaan gelinta musharixiinta, waxaana Guddiga Doorashada ay sheegeen inay is diiwaan geliyeen 15 musharax oo hor leh.

Magacyada musharixiinta u taagan  xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka :

1 = Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari)

2- C/rashiid Maxamed Xiddig.

3 – Cabdifitax Maxamed Geesey

4 – Idiris Cabdi Dhakhtar

Musharixiinta Guddoomiye ku xigeenka koowaaad isu sharxday waxay kala yihiin:

1 – Jeylaani Nuur Iikar

2 – C/weli Ibraahim Muudey

3 – Khaalid Macow

4 – Saciid Xuseen Ciid

5 – Khadiijo Maxamed Diiriye

6 – Faarax Sheekh Cabdiqadir

Mushirixiinta u sharxan Guddoomiyaha ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka oo  codsiyadooda gudbiyay:

1 – C/qaadir Sheekh Cali (Baqdaadi)

2 – Mahad Cabdalla Cawad

3- Burhaan Aden Cumar

4 – Cabdulahi Xuseen Cali

5- Cabdiweli Maxamed Qanyare

6 – Xuseen Cabdi Cilmi

7 – Cabduulaahi Goodax Barre

8 – Jamaal Xasan Ismaaciil

9 – Cabdullaahi Cusmaan Ducaale

10 – Cilmi Maxamed Nuur

11-  Cabdiraxmaan Aaden Ibraahim

12 – Maryan Axmed Haarun.

Jagada Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka ayaa noqotay mid furan oo ay isu sharxeen dhammaan xildhibaanada ka soo kala jeeda beelaha kala duwan, waana markii ugu horeysay ee tani dhacdo.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON