Friday, June 27, 2025

Musharixiinta ka horjeeda Axmed Madoobe oo Go’aan culus gaarsiiyey Wakiilka IGAD [Akhriso]

Musharixiinta isbaheystay ee ka horjeeda Axmed ayaa kulan gaara magaalada Kismaayo kula yeeshay wafdiga IGAD ee uu hoggaaminayo Wakiilka IGAD ee Somalia Mohamed Ali Guyo oo ku sugan Kismaayo.

Kulanka labada dhinac ayaa looga hadlay xaaladda Doorashada Jubbland iyo go’aanka ay musharixiintaasi ka qaateen Doorashada oo ah inaysan ka qeyb galeynin, isla markaana aqoonsaneyn sida ay hadda ku socoto Doorashada Jubbaland oo ay sheegeen inay u afduuban tahay Axmed Madoobe.

Musharixiinta isbedel-doonka Jubbaland ayaa soo saaray qoddobo ay ugu muhiimsan yihiin in la kala diro Guddiga Doorashooyinka Jubbaland, lana dhiso Guddi cusub iyo in baarlamaanka ay soo xulaan odayaasha dhabta ah.

|HOOS KA AKHRISO QORAALKA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON