Monday, July 14, 2025

Muuse Suudi oo noqday Senator ka tirsan Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya

Mid ka mida hogaamiye kooxeedyadii hore ee Soomaaliya, kana mid noqday wasiirada dowladii KMG ahayd ee C/llaahi Yuusuf ayaa loo doortay xildhibaan Aqalka sare.

Doorasho maanta ka dhacday magaalada Jowhar ayaa Alxaaji Muuse Suudi Yalaxow oo loogu dooray senatoor ka tirsan Aqalka Sare.

Muuse Suudi Yalaxow ayaa helay 91-cod, halka Musharaxa kale ee la tartamayay oo lagu magacaabo Xasan Cali Caadle uu helay 4 cod kaliya.

AKHRI: Muuse Suudi oo diyaarsada musharixii  kula tartami lahaa kursiga Aqalka sare

Muuse Suudi ayaa ka mida taageerayaasha waaweyn ee madaxweyne Xasan Sheekh isagoo dhowaan ku baaqay in  din loo doorto madaxweynaha xilligiisa dhammaaday.

Goobjooge.com

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON