Muxuu Tarsan uga diiday Xasan Sheekh safiirka Washington, Farmajo-na uga aqbalay Safaaradda Nairobi? [DAAWO]

Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) ayaa ka hadlay xilka safiirnimo ee uu qaatay, isagoo madaxweyne u tartamay, wuxuuna markii ugu horeysay qirtay inuu madaxweynihii hore Xasan Sheekh ka diiday inuu safiir ka noqdo dalka Mareykanka.

Safiir Tarsan oo wareysi siiyey TV-ga Universal ayaa la weydiiyay inuu hankiisu ahaa safiir, isagoo u tartamay xilka madaxweynaha, isla markaana mucaarad weyn ku ahaa dowladii hore.

Ad

“Aniga hankeyga mar kasta waxaa weeye waxa aan ugu fiican ee loogu adeegahayo, bulshada Soomaaliyeed.. hankeyga haddii uu safiir yahay.. madaxweyne Xasan Sheekh wuxuu ii soo jeediyey inuu safiir ka noqdo Washington,,,, hankeygu haddii uu safiir yahay maxaanan u qaadan..?” ayuu yiri Tarsan.

HOOS KA DAAWO

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

127,988FansLike
1,143FollowersFollow
3,340FollowersFollow

WARARKA UGU SHIDAN

error: Content is protected !!