Tuesday, July 1, 2025

Muxuu yahay ballanqaadka culus ee Qoorqoor ka helay Madaxweyne Xasan Sheekh..?

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ballanqaad weyn oo siyaasadeed u sameeyay Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) oo xilligii doorashada dagaal culus la galay.

Isagoo ka hadlayey xaflad soo dhoweyn ah oo xalay loogu sameeyay magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug ayuu madaxweyne Xasan Sheekh si cad u sheegay inuusan jirin dagaal ay dowladda uu hoggaamiyo u heyso hoggaamiyaha Galmudug oo ay tahay inuu waqtigiisu dhammeysto.

“Madaxweyne Qoorqoor waxaa leeyahay: Wax kaa maqan ma jiraane, dadkaada qalbigooda hel, id kaloo ku heysan karo ma jirto.. Talada Dadka Reeer Galmudug ayey kaa jirtaa.. wixii Galmudug bannnaankeeda wixii ka socda oo uu kuu yimaada inaan kaa celino anaggaa nagala rabaa..” ayuu yiri Xasan Sheekh oo si toos ah ula hadlay Axmed Qoorqoor.

Xasan Sheekh ayaa sidoo kale sheegay in walaalihii & saaxiibadii ay wax kala gaareen xilligii Doorashada iyo jidkii la soo maray, ay hadda soo dhammaaday ciyaartii.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON