Saturday, July 26, 2025

Nin hubeysan oo Darawal Mooto Bajaajle ahaa ku weerarray magaalada Muqdisho

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in nin bistoolad ku hubeysnaa uu weerar ku qaaday darawal mooto bajaaj, isagoo dhaawac culus u geystay.

Weerarkan ayaa ka dhacay degmada Xamarweyne, gaar ahaan agagaarka masjidka Marwaas ee suuqa Xamarweyne, arrintan oo ka danbeysay muran dhex maray darawalka mootada iyo ninka dableyda ah oo watay dhar shacab ah, kaasoo goobta ka baxsaday.

Darawalka mootada ayaa dhaawaciisa loola cararray Isbitaalka, iyadoo xaaladiisa laga deyrinayo, waxaana baxsaday ninkii falkan geystay oo aan la aqoonsan, inkastoo falalka khaarijinta ah ay inta badan geystaan kooxda Alshabaab.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON