Monday, June 23, 2025

Nin u dooda Dadka qaba Cudurka AIDS-ka oo lagu dilay magaalada Muqdisho

Mid ka mid ah dadka u dhaqdhaqaaqa xuquuqda dadka qaba xanuunka HIV-AIDS ayaa toogasho lagu dilay  magaalada Muqdisho.

Dilka ninkan oo lagu magacaabi jiray  Cabdirashiid Sheekh Cabdi Iidle ayaa ka dhacay degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir, wuxuuna ahaa madaxa wacyigelinta Guddiga ka hortagga xanuunka HIV-AIDS.

Koox ku hubeysay bistoolado ayaa ka danbeysay  dilka C/rashiid Sheekh, waxaana uu ka mid ahaa falalka khaarijinta ah ee magaalada Muqdisho ka socda, iyadoo aan la ogeyn sababta loo beegsaday iyo cidda ka danbeysay.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON