Ninkii dilay agaasimihii Dekadda Magaalada Boosaaso ee Paol Farmosa oo ku geeriyooday Isbitalka

Waxaa Isbitaalka magaalada Boosaaso caawa ku geeriyooday ninkii toogashada ku dilay maamulihii dekeda Boosaaso ee shirkadda P&O Port Paol Farmosa.

Ninkan oo magaciisa lagu sheegay Cabdullaahi Maxamed Ibraahim lagu qiyaasay 20 sano jir ayaa la dhigay qeybta xaalada deg dega ah isbitaalka magaalada Boosaaso, kadib markii Qaliin lagu 5 xabadood oo ku dhacay intii uu socday weerarkii uu ku dilay maamulihii dekadda Boosaaso.

Wararka ayaa sheegaya inuu geeriyooday markii qaliin looga saaray xabadaha kaga dhacay Caloosha iyo Gacanta iyo qeybta hoose jirkiisa, waxaa maanta lagu baahiyey baraha dhaawaca ninkan oo ay wareysanayaan saraakiil ka tirsan ciidamada booliska Puntland.

Ad

Geerida ninkii ka dambeeyay dilka agaasimaha shirkadda P&O ee hoos tagta DP World ayaa meesha ka saaraya raadraac lagu sameyn lahaa dadkii soo abaabulay weerarka iyo dhinacyadiika dambeeyay, iyadoo sheegatay Alshabaab.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

120,753FansLike
798FollowersFollow
2,965FollowersFollow

XOGAHA QARSOON

error: Content is protected !!