Friday, June 27, 2025

NISA oo xirtay Taliyihii laga soo celiyey Magaalada Kismaayo & Denbi yaab leh oo loo heysto [Akhriso]

Hay’adda Sirdoonka & Nabadsugidda Qaranka NISA ayaa xabsiga dhigtay nin sheegay in loo magacaabay Taliyaha NISA ee maamulka Jubbaland, kasoo dib looga soo celiyey magaalada Kismaayo.

Ninkan oo lagu magacaabo Cali Mire Ducaale ayaa dhowaan ka degay magaalada Kismaayo isagoo sheegay in loo magacabaay Taliyaha Cusub NISA u qaabilan Maamulka Jubbaland, laakiin xarigiisa ayaa la sheegay inuu ku saleysan yahay sheegasho xil been abuur ah.

Wararka ayaa sheegaya in Cali Mire Ducaale aan loo magacaabin wax xil ah, taasina hadda ay baaritaan ku hayaan hay’adda NISA oo muddo kadib xabsi u dhaadhicisay ninkan, iyadoo waqti badan ay qaadatay in arrintan xaqiiqadeeda la ogaado.

Qoraal ay NISA oo dirtay ayaa lagu yiri: “Shaqsi sheegtay inuu Taliyaha NISA u magacaabay qeybta Jubbaland oo watay warqado been abuur ah ayaa ciidanka amniga caawa fiidkii soo qabtay. Ciidanka amniga wuxuu u taaganyahay ilaalinta kala danbaynta…”

Kiiskan ayaa noqonaya mid ku cusubn dowladda Federaalka iyo hay’adaha amniga, iyadoo shaki badan uu ku xeeran yahay.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON