Tuesday, July 1, 2025

Odayaasha Beelaha Galmudug oo ka hor yimid heshiis Qarsoodi ahaa oo dhex maray Ahlu suna & Dowladda Somalia

Odayaasha dhaqanka beelaha Galmudug oo ah saxiixayaasha rasmiga ah ayaa ka hor yimid in Ahlu suna la siiyo soo xulista qeyb ka mida xildhibaannada cusub ee Galmudug.

Odayaahsa oo ku shiray magaalada Dhuusamareeb ayaa caddeeyay inaysan aqbali karin in la kordhiyo tirada xildhibaanada lagu dhisay Galmuudg ee hore loogu heshiiyey oo gaaraya 89 ildhibaan, waxayna qoraal ay soo saareen ku sheegeen in haddii la isku dayo in Ahlu suna la siiyo tiro ka mida xildhibaannada cusub ay qaadi doonaan maamul u sameynta Galmuudg..

Arrintan ayaa ka danbeysay heshiis qarsoodi ahaa oo dhex maray Ahlu suna iyo dowladda Federaalka oo ku saabsan in Ahlu suna ay wax kasoo xusho xildhibaannada cusub ee Galmudug, iyadoo la siinayo 35 ka mida oo Ahlu suna ka imaanaya. Heshiiska oo ay shaacisay Ahlu suna ayaa waxaa si weyn uga hor yimid odayaasha Galmudug

HOOS KA AKHRISO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON