Sunday, July 13, 2025

Prof. Cabdi Ismacil Samatar: “Madaxda Xamar joogta kursi ayaa u muuqda, laakiin Itoobiya waxay leedahay ujeedo fog..”

Prof. Cabdi Ismaciil Samatar oo ka mida aqoonyahannada ka faallooda siyaasadda Soomaaliya ayaa ka hadlay booqashadii Ra’iisal wasaaraha Itoobiya ku yimid magaalada Muqdisho.

Wuxuu sheegay in waxa ka soo baxay kulankii labada dhinac uu ahaa is-afgarad oo aanu heshiis ahayn, isla markaana khaladaad badan ay ka dhaceen soo dhoweyntii Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya oo aanay habooneyn inuu garoonka u tago soo dhoweeytiisa.

Prof. Cabdi Ismacil ayaa sheegay intaan heshiis lala gelin Itoobiya la doonayo in xal loo helo dhibaatooyinkii Itoobiya ka geysatay Soomaaliya iyo dadkii ay leysay iyo kuwi ay ka barakacisay guryahooda iyo dhibaatadii dhacday.

HOOS KA DAAWO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON