Monday, July 14, 2025

Puntland: “Ciidamada dowladda Federaalka ayaa ku soo biiryay dagaalka Gaalkacyo.” (DHAGEYSO)

Puntland ayaa mar kale ku eedeysan ciidamada dowladda Soomaaliya inay qeyb ka ahaayeen dagaalkii shalay ka dhacay magaalada Gaalkacyo.

Wasiirka Degaanka ee Puntland una qaabilsan dagaalka Gaalkacyo Cali C/laahi Warsame ayaa sheegay in dagaaladii ugu dambeeyay ee shalay ka dhacay Magaalada Gaalkacyo ay ka qayb qaadeen  ciidamada dowladda Soomaaliya ee NISA.

Wasiirka Deegaanka ee Maamulka Puntland Cali C/laahi Warsame ayaa sidoo kale sheegay in dagaalka ay wadaan madax ka tirsan Galmudug oo uu ka mid yahay wasiirka Amniga Taar-dhuleed, ayna Puntland heyso caddeymo ku aadan arrintaas.

Xaaladda magaalada Gaalkacyo ayaa la sheegay inay degan tahay saaka inkastoo rasaas goosgoos ah la is weydaarsanayo.

DHAGEYSO WASIIRKA

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON