Monday, June 23, 2025

Puntland oo diiday Khidmad ay Dowladda Federalka kusoo rogtay Shirkadaha Isgaarsiinta

Dowlad Goboleedka Puntland ayaa ka hor timid Khidmad ay dowladda Federaalka kusoo rogtay Shirkadaha Isgaarsiinta ee Dalka ka howlgala.

Qoraal kasoo baxay wasaaradda Warfaafinta iyo Isgaarsiinta Puntland ayaa lagu sheegay in Puntland aysan waxba ka quseyn Xeerarka isgaarsiinta iyo khidmada dheeraadka ee Dowladda Federaalka soo rogtay.

Puntland ayaa ku dooday in “Inta laga gaarayo heshiis la xiriira dhaqaalaha, Puntland waxa ay ku dhaqmeysaa dastuurka Puntland iyo xeerka isgaarsiinta iyo canshuuraha Puntland”.

Ad

Go’aanka maamulka Puntland ayaa yimid, iyadoo dowladda Federaalka ay hirgelineyso qorshaha khidmadda cusub, waxayna arrintan qeyb ka tahay khilaafka Puntland iyo Dowladda Federaalka oo meeshii ugu xumeyd gaaray Janaayo 2023.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON