Friday, July 11, 2025

Puntland oo ku dhawaaqday Doorashada xildhibaanadii ugu horeeyay ee Golaha Shacabka

Guddiga Doorashada Puntland ayaa soo saaray liiska 10 kursi oo ka mida xildhibaannada Barlamaanka Federaalka oo lagu dooranayo magaalada Garowe.

Shan kursi ayaa doorashadooda la qabanayaa 22-ka Janaayo 2022, halka shanta kursi ee kale la qabanayo 25-ka Janaayo 2022.

Puntalnd ayaa ah Maamul Goboleedkii ugu danbeeyay ee ku dhawaaqa inuu bilaabayo Doorashada Golaha Shacabka oo loo cayimay inay ku dhammaanto 15 janaayo ilaa 25 Febraayo 2022.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON