Wednesday, June 25, 2025

Puntland oo lagu heysto Caruur ay ku eedeysay Al-shabaabnimo iyo Xukunno culus oo lagu riday

Ururka bad-baadada Caruurta “Save the Children” ayaa ugu baaqay Dowladda Soomaaliya inay fara-geliso arrinta Dhainyarro da’ yar oo uu maamulka Puntland uu dhawaan ku ridday xakunno isugu jira Dil toogasho ah iyo xabsiyo waqti.

Dhalinyaradan oo lagu eedeeyay inay ka tirsanaayeen Alshabaab ayaa lagu helay falal dilala khaarijin ah iyo qaraxyo isugu jira oo ka dhacay magaalada Galakacyo

Ururka “Save the Children” ayaa ugu baaqay Dowladda Soomaaliya inay wax ka qabato kiisaka dhalinyarrada uu maamulka Puntland dhawaan ku ridday xakunnada culus, waxaana Qoraal ka soo baxay ay ku sheegtay in xukunnadaasi ay ka hor imanayaan heshiiska QM ee xuquuqda caruuta oo ay Soomaaliya-na ansixisay 2015.

HALKAN KA AKHRISO MAGACYADA IYO XUKUNNADA LAGU RIDAY DHALINYARRADAASI

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON