Wednesday, June 25, 2025

Puntland oo noqotay maamulkii ugu horeeyay War kasoo saara Khilaafka Baarlamaanka Federaalka [Akhriso]

Maamul Goboleedka Puntland ayaa noqday maamulkii ugu horeyay ee ka hadla khilaafka ka dhex jira Baarlamaanka Soomaaliya ee ka dhashay mooshinka Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka.

Golaha Wasiirada Puntland ayaa kulankoodii maanta ayaa wax laga xumaado ku tilmaamtay khilaafka ka jira golaha shacabka Soomaaliya, kaasoo  wax u dhimaya jiritaanka Dowladnimada Soomaaliya iyo rajadii shacabka Soomaaliyeed waxayna ku taliyeen la xaliyo khilaafka taagan.

Image may contain: text

Waxay golaha wasiirada ugu baaqeen laamaha dowladda inay ka fogaadaan wixii dhibaato u geysan kara sharafta dowladnimada Soomaaliya.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON