Sunday, July 13, 2025

Puntland oo Raaligelin ka bixisay Hadal kasoo yeeray C/weli Gaas ee Dadka K/Galbeed ka caroodeen [Akhriso]

Madaxtooyada Maamulka Puntland ayaa raalligelin ka bixisay hadal muran badan dhaliyay oo kasoo yeeray madaxweynaha maamukaasi Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) oo si weyn ay uga caroodeen mas’uuliyiinta iyo dadka kasoo Maamulka K/Galbeed ee Soomaaliya.

War-saxaafadeed ka soo baxay madaxtooyada Puntland, ayaa lagu sheegay in hadalka madaxweynaha ay si khaldan u turjumay, hase yeesheen waxay raaligelin dhameystiran ka bixisay ereyadii ay dhibsadeen ee ku jiray kudbadii madaxweyne C/weli Gaas uga hadlayey kooxda Alshabaab.

HOOS KA AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDKA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON