Friday, June 27, 2025

Puntland oo soo saartay Liiska cusub ee Musharixiinta u tartamaya Aqalka Sare [Akhriso – Dhageyso]

Maamulka Puntland ayaa soo bandhigay Liiska Musharaxiinta Aqalka Sare u metalaya kadib markii isbedela lagu sameeyay liiskii hore.

Xubnaha liiska Puntland ayaa waxaa ka dhex muuqda in haweenka kuraas gaara loo qoondeeyay oo si gaara ay haweenka ku tartamanaan.

Xoghayaha Baarlamaanka Maamulka Puntland ayaa saxaafada u aqriyay Liiska Musharaxiinta Aqalka Sare iyo sida ay kuraasta ugu tartamayaan.

DHAGEYSO

 

LIISKA ISBEDALKA LAGU SAMEEYAY EE AQALKA SARE PUNTLAND HOOS KA AKHRISO

Kursiga 1-aad

Saynab Xaashi Biixi
Shukri Aadan Maxamed
Xaawo Ceynab Cabdi

Kursiga 2-aad
Hodon Maxamuud Cismaan
Basra Cumar Geelle

Kursiga 3-aad
Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke
Aamino Aadan Cabdullaahi

Kursiga 4-aad
C/raxmaan Maxamed Maxamuud Faroole
Cabdi Mahad Abshir Cismaan

Kursiga 5-aad
Siciido Xasan Cismaan
Axmed Cabdalla Tigaana
Siciid Maxamuud Aaden
Maxamuud Maxamed Cali Bile

Kursiga 6-aad

Cabdirisaaq Cismaan Jurrile
Hodon Ismaaciil Cilmi

Kursiga 7-aad

Maxamuud Axmed Maxamuud
Faaduma Siciid Maxamed

Kursiga 8-aad

Maxamed Xirsi Morgan
Bootaan Barre Samatar
Maxamuud Cali Siciid

Kursiga 9-aad

C/xakiim Axmed Xaashi
Mahad Daahir Sheekh Nuur
Cabdiqaadir Faarax Shaaciye

Kursiga 10-aad

Cali Ismaaciil Cabdi Giir
Shukri Cabdilaahi Maxamud
Farxaan Cali Xuseen

Kursiga 11-aad
C/salaan Xaaji Maxamuud Dheere
Siciid Maxamed Cali
Faarax Cawad Jaamac

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON