Wednesday, June 25, 2025

Puntland oo wada qorshe ay kuraas uga qaadaneyso Qoondada Aqalka sare ee Somaliland [Qoraal hanjabaad ah]

Maamul Goboleedka Puntand ayaa qaaday isku daygii ugu danbeeyay ee ay ku dooneyso inay kuraas hor leh uga qaadato qoondadii Aqalka sare ee Somaliland.

Ololaha Puntland ayaa muddo soo jiitamayay, waxaana ugu dambeeyay qoraal uu diyaariyay madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) oo uu waxba kama jiraan uga soo qaadayo go’aanadii doorashada Somaliland ee uu soo saaray Guddoomiye Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari).

Gaas

Gaas ayaa ku hanjabay inuu doorashada ka socoto Puntland joojin doono haddii aan dib loogu noqon sida uu ku doodayo heshiisyadii Madasha, waxaana arrintan ay ka dhigan tahay isbaaro cusub oo Puntland ku dooneyso inay kuraas hor leh uga hesho Aqalka sare, taasoo ay si weyn u diideen Dirta Waqooyi.

AKHRI QORAALKA CUSUB EE GAAS
puntland-somaliland1

puntland-somaliland

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON