Monday, June 23, 2025

Puntland oo War rasmi ah kasoo saartay Shirka Maamul Goboleedyada ee Kismaayo [Akriso]

Shir ay Golaha Wasiirada Maamulka Puntland ku yeesheen magaalada Boosaaso ayaa laga soo saaray qodobo ay ka mid yihiin go’aanka Puntland ee shirka maamul Goboleedyada uga furmaya magaalada Kismaayo.

War-saxaafadeed laga soo saaray shirka ayaa lagu sheegay in Puntland si buuxda uga qeyb geli doono shirka Kismaayo uga furmaya maamul Goboleedyada, waxaana ay uga digeen xukuumadda inay wax ka bedesho xeerarka ay ansixiyaan dowladda Federaalka.

HOOS KA AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDKA

Ad

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON