Monday, July 14, 2025

Puntland: “Waxaan caddeyneynaa in Galmudug jebiyeen heshiiskii Gaalkacyo…” [WAR-SAXAAFADEED

Maamul Goboleedka Puntland ayaa war kasoo saartay dagaalka qasaaraha badan dhaliyay ee saaka dib uga qarxay magaalada Gaalkacyo.

Afhayeenka madaxtooyada Puntland C/llaahi Jaamac Quraanjecel ayaa war-saxaafadeedka u  akhriyay saxaafadda isagoo ku eedeeyay in Galmudug ay weerarka soo qaaday sida uu yiri.

HOOS KA AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDKA

dagaal-warmurtiyeedGoobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON