Thursday, June 26, 2025

Qaar ka mida Maxaabiis Shabaab oo ah oo ka baxsaday Magaalada Garowe oo la qabtay & Wararkii ugu danbeeyay

Wararka laga helayo magaalada Garowe ayaa sheegaya in la qabtay qaar ka mida maxaabiis ka tirsan Alshabaab oo ka baxsaday Guri lagu hayey oo ku yaalla magaalada Garowe.

Maxaabiistan oo tobaneeyo ayaa lagu qabtay dagaalkii Alshabaab ku qaadeen Puntland 2016, iyadoo la sheegay inay dhammaantood ka baxsadeen xaruntaasi, waxaana midkood saaka laga qabtay duleedka magaalada, halka ciidamada ay ku raad joogaan ciidamada Puntland.

Waxaa la sheegay in madaxweynaha Puntland uu amar ku bixiyey in la soo baaro qaabkii ay ku baxsadeen maxaabiistaasi iyo sababta keentay in mar qura ay baxsadaan, waxaana olole weyn ka socdaa degaanada ku dhow magaalada Garowe oo lagu tuhmayo inay maxaabiista baxsatay ku dhuumanayaan.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON