Saturday, July 12, 2025

Qaar ka mida Shaqaalaha Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta oo Dacwad ka gudbiyey Wasiirka

Qaar ka mida Agaasimayaasha iyo shaqaalaha Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta ayaa waxay cabanayaan xadgud ay sheegeen inuu kula kacay Wasiirka Wasaaradda Mudane Cabdi Sheekh Axmed, Shaqaalahan ayaa ka cabanaya in Wasiirku uu beegsaday tuhun la xiriira in ay faafiyeen dokumentiyo loo gubdiyey shirkaddo cabasho ka gubdiyey Wasiirka,

Wasaaradda Boostada ayaa waxaa maalmahaan dambe ka soo baxayey cabasho la xiriirta isdabamarin, waxayna ahayd todobaadkii hore markii seddex shirkad oo ka cabanayo isdabarmin Mashruuc uu maalgelinayey Baanka Adduunka (WORLD BANK) ay cabasho ka gudbiyeen Wasiirka.

Hoos ka akhriso Qoraalka

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON