Sunday, July 6, 2025

Qaar ka mida Wadooyinka Muqdisho oo la xiray & Wararkii ugu danbeeyay

Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa ka xiray saaka qaar ka mid ah waddooyinka Muqdisho xilli lagu wado in furmo Golaha Amniga Qaranka ee  Madaxda dowladda Federaalka iyo maamul Goboleedyada.

Wadadda Maka Al-Mukarama ayaa la xiray, looma diiday gaadiidka, waxaana iyagna la xiray wadooyinka soo gala jidkaasi oo loo diiday inay gaadiidka kasoo gudbaan, taasoo wadadadda kale ee wadmaha ka dhigtay ciriiri fara badan.

Dadka Muqdisho gaar ahaan kuwa gaadiidka  wata ayaa qaati ka taagan wadooyinka la xiro ee Muqdisho iyadoo saacado ku qaadato isu socodka wadooyinka Muqdisho oo isu bedela jaam, iyadoo ay sii xoogeysaneyso caadadii xirashada wadooyinka.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON