Tuesday, July 1, 2025

Qarax Bam oo ka dhacay magaalada Dhuusamareeb & wararkii ugu danbeeyay..

Wararka laga helayo Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug ayaa sheegayaa in Qarax ka dhashay Bam lagu aasay Xarunta Maxkamadda Magaaladaasi.

Qaraxa Bamka la dhigay goobt aya maqaayad ku taalla agagaarka iridka hore ee Xarunta Maxkamada magaalada Dhuusamareeb, waxaana la sheegay inuu dhaawac kasoo gaaray Saddex qof oo halkaasi ku sugnaa, qaarkoodna ay ku iibinayeen Qaadka.

Ciidamada Amniga Dhuusamareeb ayaa bilaabay baaritaan ay ku raadinahaan dadkii ka dambeeyey weerarkan loo adeegsaday Bam gacmeedka oo maalin cad laga fuliyey magaalada.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON