Tuesday, July 1, 2025

Qarax ka dhacay Magaalada Istabul ee dalka Turkiga iyo wararkii ugu danbeeyay

Wararka laga helayo dalka Turkiga ayaa sheegaya inuu Goor dhoweyd Qarax uu ka dhacay bartamaha magaalada Istanbul ee dalka Turkiga.

Wararka qarax ayaa sheegaya in ilaa 11 qof ay qarax ku dhaawacmeen, iyadoo hadda uu soo baxay faahfaahin qaraxa iyo waxa dhaliyey, waxaana uu qaraxa ka dhacay Wadadda Xoriyadda, gaar ahaan halka loo yaqaan Taksim, oo ah goob caan ah oo dalxiiseyaashu ku badan yihiin.

Wararkii ugu danbeeya yayaa shegeay in ciidmaada amniga ay xireen goobta qaraxa ka dhacay, isla markaana waxa agaaray gaadiidka Gurmadka, dab damiska, waxaana laxoiray goobta.

LA SOCO WIXII SOO KORDHA..

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON