Friday, June 27, 2025

Qaraxyo ka dhacay magaalada Muqdisho & Wararkii ugu danbeeyay…

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu qarax miino ka dhacay caasimadda, kaasoo geystay qasaare.

Qaraxa oo ahaa Miinada dhulka la geliyo ayaa goor dhoweyd ka dhacay nawaaxiga Haanta dheer ee degmada Dayniile, magaalada Muqdisho, waxayan wararkii ugu horeeyay ee laag helay sheegayaan inuu dhaliyey qasaare kala duwan.

Qarax kale ayaa la sheegay inuu ka dhacay isla degmada Deyniile, kaasoo lala beegsaday Xoghayaha degmada Deyniile Mahad Maxamed Shire, iyadoo gaari uu watay qaraxaasi uu gaarigiisa burbur gaarsiiyay, basle uu ka badbaaday xoghayaha.

Ciidamo ka tirsan Booliska Soomaaliya ayaa gaaray goobta ay qaraxyadu ka dheceen waxa ayna halkaasi ka bilaabeen Howl galo, waxa ayna xiseen Wadooyinka soo galo Goobta uu qaraxu ka dhacay.

LA SOCO WIXII SOO KORDHA..

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON