Friday, June 27, 2025

Qarax labaad oo ka dhacay Muqdisho iyo Darawalkii waday Gaariga qarxay oo la qabtay

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Qarax labaad uu ka dhacay Xaafadda Ceelqalow ee degmada Wadajir, magaalada Muqdisho.

Qaraxa ayaa waxaa geystay Gaari nooca NOAH ah oo ku qarxay agagaarka Ceel qalow goob ay, iyadoo Ciidamada Ammaanka ay sheegeen inay gacanta ku dhigaeen Darawalkii waday gaari Noah-da ah oo qarax labaad siday.

Ciidamada NISA ayaa sheegay inay qarxiyeen Gaarigan oo ahaa kii labaad ee la doonayay in lagu qarxiyo dad badan kaasoo daba joogay qarixii koowaad ee lala beegsaday Hotel Safari iyo Isgoyska Zope.

Ma jirto cid wax ku noqotay gaariga labaad ee la qarxiyay, iyadoo la hayo darawalkii waday sida saraakiisha ammaanka ay shaaciyeen.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON