Sunday, August 3, 2025

Qarax xoog leh oo lala beegasaday ciidamo Itoobiyaan ah ee magaalada Beledweyne

War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in qarax xoog leh uu ka dhacay magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan.

Qaraxa ayaa ahaa miino lagu aasay dhulkan qarax miino oo dhulka lagu Aasay uu ka dhacay Magaalada Baledweyne, waxaana lala beegsaday ciidamo Itoobiyaan ah.

Wararka ayaa sheegaya in Qaraxa uu waxyeelo gaarsiiyay kolonyo ciidamada Itoobiyaanka ah xilli ay marayeen  Xaafadda Buundo labaad ee magaalada Beledweyne. Wararka qaar ayaa sheegaya in ciidamada qaraxa lala beegsaday ay ahaayeen Jabuutiyaan.

Lama hayo qasaaraha ka dhashay qaraxa oo si weyn looga maqlay  guud ahaan magaalada Beledweyne.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON